Dagaal culus oo caawa ka dhacay degmada Guriceel iyo faahfaahino ka soo baxaya

Dagaal ayaa caawa ka dhacay Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud kaasoo sida wararku sheegayaan dhaxmaray ciidamada dawladda iyo kuwa Ahlusunna Wararka ayaa sheegaya in rasaatu bilaabatay kadib markii gaari ka soo goostay dhanka ciidanka Ahlu sunna uu soo aaday dhinaca ciidamada dowlada ee ku sugan qeybo ka mid ah degmadaas. Goob joogayaal ayaa sheegaya iney … Continue reading Dagaal culus oo caawa ka dhacay degmada Guriceel iyo faahfaahino ka soo baxaya